Madaxweyne Xasan Sheekh oo la guddoonsiiyay saddex buug oo cilmibaaris ah
Guddoomiyaha Hay’adda Cilmibaarista Hiddaha iyo dhaqanka Gobolka Banaadir Mudane Cabdullaahi Sheekh Nuur (Khadar) ayaa guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud seddex cilmi-baaris...