NEWS Maxaa ka jira in DF fashilineyso dagaalka Puntland ee Daacish?Caydiid AliMarch 12, 2025March 12, 2025 by Caydiid AliMarch 12, 2025March 12, 20250 Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Mire oo ka tirsan Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagana soo doorto Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh inay ku... Read more
NEWS DF oo aqoonsigii u horeeyey siisay ajaaniib Qaxooti ahCaydiid AliMarch 12, 2025March 12, 2025 by Caydiid AliMarch 12, 2025March 12, 20250 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay bixisay Aqoonsiga Qaxootiga iyo Magan-gelya Doonka Ka dib Ansixinta Xeerka Qaxootiga. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta... Read more
NEWS Sudan oo hal arin uga mahad celisay dowlada SoomaaliyaCaydiid AliMarch 12, 2025 by Caydiid AliMarch 12, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta qaabilay danjiraha Jamhuuriyadda Sudan u fadhiya Soomaaliya Mudane Abdelrahman Khalil Ahmed Afandi Waxaa... Read more
NEWS Ra’isul Wasaare Xamse oo doorasho qof iyo cod kala hadlay James SwanCabdi CadeMarch 12, 2025March 12, 2025 by Cabdi CadeMarch 12, 2025March 12, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u... Read more
NEWS Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ahCabdi CadeMarch 12, 2025 by Cabdi CadeMarch 12, 20250 Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfafhiga lixaad kulankiisa 7-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee... Read more
NEWS Duqa Muqdisho oo la kulmay guddi howl muhiim ah loo xil saarayCabdi CadeMarch 12, 2025March 12, 2025 by Cabdi CadeMarch 12, 2025March 12, 20250 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa kulan la qaatay guddiga u xil saaran maareynta iyo dib-u-hagaajinta biyo-qabadyada iyo biyo-mareenada... Read more
NEWS Midowga Yurub oo canshuur aargudasho ah ku soo rogay MareykankaCabdi CadeMarch 12, 2025 by Cabdi CadeMarch 12, 20250 Midowga Yurub ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqay tallaabooyin ganacsi oo aargudasho ah, iyagoo soo rogay cashuuro cusub oo lagu kordhinayo badeecadaha warshadaha iyo wax-soo-saarka... Read more
NEWS Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay in uu dhisayo hay’ad cusub oo qaabilsan ka…Cabdi CadeMarch 12, 2025 by Cabdi CadeMarch 12, 20250 Puntland,  ayaa maanta sheegtay in ay markii u horraysay dhawaan hirgelin doonto hay’ad qaabilsan ka hortagga dhaqidda Lacagaha sharci-darrada ah (Money Laundering). Madaxweynaha Puntland, Siciid... Read more
NEWS Xuutiyiinta Yemen oo soo saaray fariin cabsi ku riday Israa’iilCabdi CadeMarch 12, 2025 by Cabdi CadeMarch 12, 20250 Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen, ayaa ku hanjabtay in ay dib u bilaabayaan weerarada ka dhanka ah maraakiibta ganacsi ee xiriirka la leh Israa’iil iyo... Read more
NEWS Ma waxaa dhaw dagaal ka dhax qarxi kara Itoobiya iyo Eritrea ?Cabdi CadeMarch 12, 2025March 12, 2025 by Cabdi CadeMarch 12, 2025March 12, 20250 Surtagalnimada dagaal ka dhex qarxi kara labada dal ee dariska ah Itoobiya iyo Eritrea, ayaa mar kale la maqlay sannado ay ku jireen wax u... Read more