Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo hadal ka jeediyay Kulan xalay ka qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa baaq nabadeed ka soo saaray xiisadda colaadeed ee ka aloosan...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa Arbacadii sheegay inuu bilaabayo dib-u-eegis qoto dheer oo lagu sameynayo hay’addan caalamiga ah si kor loogu qaado...
Xisbiga Himilo Qaran ee uu horkacayo Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa nasiib darro ku tilmaamay in xukuumadda maanta jirta ay dagaalka kooxaha...
Taliska ciidanka nabad sugida iyo Sirdoonka qaranka ee NISA ayaa sheegay inay duqeyn ku dileen Horjoogayaashii Qaraxyada u qaabilsanaa Al shabaab Howlgalkan ayaa ka dhacay...