NEWS Somalia & UAE oo ka heshiiyey deyn ku dhow $260 MilyanCaydiid AliFebruary 11, 2025 by Caydiid AliFebruary 11, 20250 Wada xaajood muddo dheer socday ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11-ka Bisha February 2025, waxaa si rasmi ah heshiis uga gaaray Dowladda Soomaliya iyo Sanduuqa... Read more
NEWS Ganacsatada Muqdisho oo cabasho u gudbiyey Aadan MadobeCaydiid AliFebruary 11, 2025 by Caydiid AliFebruary 11, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay guddi ka socday ganacsatada Soomaaliyeed Waxaa ganacsatada Guddoomiyaha... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo sagootiyay Ciidamo dagaal u baxay (Sawirro)Cabdi CadeFebruary 11, 2025February 11, 2025 by Cabdi CadeFebruary 11, 2025February 11, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidamada muuqda/ hubaysan ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA),... Read more
NEWS Booliiska Puntland oo war kasoo saaray howlgalkii saakay lagu jabiyay DaacishCabdi CadeFebruary 11, 2025 by Cabdi CadeFebruary 11, 20250 War-Saxaafadeed Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland Ciidamada Puntland ayaa si guul leh u jebiyay kooxaha argagixisada Daacish, iyagoo gaadhay rugo cusub oo ay horey ugu... Read more
NEWS Shir ay ka qeyb galayaan boqolaal Ergo oo ka furmay MuqdishoCabdi CadeFebruary 11, 2025February 11, 2025 by Cabdi CadeFebruary 11, 2025February 11, 20250 Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa maanta furay Shirweynaha Shanaad ee Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU) oo maanta ka... Read more
NEWS Ganacsade u dacwooday Maxkamad Al Shabaab leedahay oo xukun lagu ridayCabdi CadeFebruary 11, 2025February 11, 2025 by Cabdi CadeFebruary 11, 2025February 11, 20250 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya , ayaa maanta xukun ku riday ganacsade Cabdifitaax Yuusuf Xersi Cagaweyne, kaa oo lagu eedeeyey in maxkamad kooxda Al... Read more
NEWS Israaíil oo diiday qorshe ay rabeen Qatar iyo Qaramada MidoobayCabdi CadeFebruary 11, 2025 by Cabdi CadeFebruary 11, 20250 Maamulka Israaíil ayaa diiday qorshe ay wadeen dalal badan, kuwaa oo ay hormuud u yihiin dowladda Qatar iyo Qaramada Midoobay, qorshahan ayaana ahaa mid si... Read more
NEWS Laftagareen oo Baydhabo ku qaabilay Abebe Haile iyo xubno la socdayCabdi CadeFebruary 11, 2025February 11, 2025 by Cabdi CadeFebruary 11, 2025February 11, 20250 Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey kaaliyaha Agaasimaha Guud Hay’adda FAO ee Afrika Dr.... Read more
NEWS Madaxweyne Ruto oo fududeeyay qaadashada Kibandhaha iyo cambaareyn loo…Cabdi CadeFebruary 11, 2025 by Cabdi CadeFebruary 11, 20250 Madaxda gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa ka falceliyay cambaareyn ku aaddan tallaabo uu dhowaan madaxweynaha Kenya meesha uga saaray hannaan muddo dheer ka jiray gobolka... Read more
NEWS Meydadka ajaaniib iyo Soomaali Daacish katirsan oo lasoo bandhigayCabdi CadeFebruary 11, 2025 by Cabdi CadeFebruary 11, 20250 Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo saakay deegaannada Haraaryo iyo Qurac oo hoostaga togga Jaceel ee buuraha Calmiskaad ku dhax maray ciidamada... Read more