Dowladda Soomaaliya oo iska bixisay qaaraan sanado badan lagu lahaa
Dowladda Soomaaliya, ayaa 35-sano ka dib ku guulaysatay inay ka baxdo liiska dowladaha lagu leeyahay qaaraanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Dowladdaha aanan bixin qaraanka...