Dowlad Carbeed oo maalgalineysa dhismaha dekadda Hobyo (Sawirro)
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka badda Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka, Dekedaha iyo Tiknoolijiyadda dowladda Cumaan Siciid Bin...