NEWS Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay duqeyn ka dhacday CalmiskaadCabdi CadeFebruary 23, 2025February 23, 2025 by Cabdi CadeFebruary 23, 2025February 23, 20250 War kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in hawlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM lagu... Read more
NEWS Dowlad Carbeed oo maalgalineysa dhismaha dekadda Hobyo (Sawirro)Cabdi CadeFebruary 23, 2025February 23, 2025 by Cabdi CadeFebruary 23, 2025February 23, 20250 Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka badda Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Aadan Geesood, ayaa qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka, Dekedaha iyo Tiknoolijiyadda dowladda Cumaan Siciid Bin... Read more
NEWS (Sawirro) Shir J/Carabta uga furmay Qaahira & Somalia oo..Caydiid AliFebruary 22, 2025February 22, 2025 by Caydiid AliFebruary 22, 2025February 22, 20250 Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayo ayaa Magaalada Qaahira ee... Read more
NEWS Qodista Godka labaad ee dunida ugu dheer oo la soo gebagebeyeyCaydiid AliFebruary 22, 2025 by Caydiid AliFebruary 22, 20250 Shiinaha ayaa ku dhawaaqay in la soo gebagebeeyey qodista godka labaad ee Dunida ugu dheeraa kaasoo hoos u qodan 10, kun oo Mitir ama 10km.... Read more
NEWS Burkina Faso oo soo saartay sharci ka farxiyey Maxaabiista xiranCaydiid AliFebruary 22, 2025February 22, 2025 by Caydiid AliFebruary 22, 2025February 22, 20250 Dawladda Burkina Faso ayaa soo rogtay sharci cusub oo isbeddel ku samaynaya maxaabiista ku xiran xabsiyada dalkaas, si looga faaiideysto xoogooda. Sharcigan ayaa dhigay in... Read more
NEWS Ciidanka Danab oo dhoolatus kaga qeyb galay Kenya (Sawirro)Caydiid AliFebruary 22, 2025February 22, 2025 by Caydiid AliFebruary 22, 2025February 22, 20250 Taliyaha Ciidanka gaarka ah ee Xoogga dalka G/lle Dhexe Xasan Saalax Cabdi ayaa ka qayb galay Munaasabadda xiritaanka carbiska militari ee JUSTIFIED ACCORD, kaasoo sanadkan... Read more
NEWS Trump oo Sabab yaab leh u bedelay Miiskii yaalay Xafiiskiisa (Sawirro)Caydiid AliFebruary 22, 2025 by Caydiid AliFebruary 22, 20250 Madaxweynaha Maraykanka ayaa iska beddelay Miiska xafiiskiisa aqalka cad, kaddib markii uu duuf mariyey wiil yar oo uu dhalay maalqabeenka adduunka Elon Musk oo ay... Read more
NEWS Xamse Barre oo hal arrin ku amaanay Ciidanka Asluubta (Sawirro)Caydiid AliFebruary 22, 2025February 22, 2025 by Caydiid AliFebruary 22, 2025February 22, 20250 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabadda 55-guuradii ka soo wareegtay markii la aas-aasay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, ayaa... Read more
NEWS Xamaas & Israel oo is dhaafsaday Maxaabiistii ugu badneyd (Sawirro)Caydiid AliFebruary 22, 2025 by Caydiid AliFebruary 22, 20250 Xamaas, ayaa maanta sii daayay 6 maxbuus oo Israa’iiliyiin ah, tan oo ah tiradii ugu badnayd ee hal maalin la sii daayo, illaa iyo markii... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo daah-furay shirka shaqo abuurka iyo shaqada (Sawirro)Cabdi CadeFebruary 22, 2025February 22, 2025 by Cabdi CadeFebruary 22, 2025February 22, 20250 Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirweynaha 4-aad Heer Qaran ee Loo-Shaqeeyaha iyo Shaqo Abuurka oo ay... Read more