Guddoomiye Aadan Madoobe oo fasaxay 15 xildhibaan oo horey loo ganaaxay
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa dib ugu fasaxay 15-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka ka...