Munaasabadda aaska hoggaamiyihii sare ee ururka Xisbullah, Xasan Nasrallah iyo hoggaamiyihii ku xigay ee jagadaa qabtay, Hashem Safi al-Din oo labaduba ay Israa’iil dabayaaqadii sannadkii...
Ciidamada Difaaca Puntland oo in ka badan 60-cisho ku hawlan ka ciribtirka buuraha Calmiskaad kooxda Daacish ayaa maanta kala wareegey degaannada Curaar, Darar-madoobe iyo Buuraha...
Ra’isul Wasaarihii hore ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Koonfur Afrika, ayaa weerar dhinaca afka...