Wax ka ogow baasaboorka cusub ee Itoobiya iyo waxa la gudboon dadkii hore…
Itoobiya ayaa bilawday baasaboorkii ugu horreeyay ee elegtarooniga ah (E-passport), oo ay ku jiraan sawirro taariikh ah oo amaankiisuna sarreeyo, sida ay shaacisay hay’adda socdaalka...