Dowladda Ingiriiska oo taageertay dagaalka Puntland kula jirto Daacish
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xafiiskiisa magaalada Boosaaso ku qaabilay Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Ambassador Michael Nithavrianakis....