Golaha Wasiirada Hirshabelle oo ansixiyey Degmo cusub
Kulanka Golaha Wasiirrada waxaa caawa shir-guddoomiyay Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) waxaana diirrada lagu saaray dagaalka Al-Shabaab lagaga ciribtirayo guud ahaa...