Xukumadda oo meel marisay qaraar looga hortagayo khataraha Baraha bulshada
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa maanta meel-mariyey Qaraarka maareynta isticmaalka khaldan ee baraha bulshada. Shirka oo uu guddoominayey...