Itoobiya oo isku arkaysay Awooda geeska Africa ayaa 1dii January 2024, ku dhawaaqday inay heshiis la gashay Muuse Biixi, kaasoo ogolaanayay in ay qaadato qayb...
Mareykanka, wuxuu wali la tacaalayaa dabka qabsaday magaalada Los Angeles ee gobolka California, iyadoo sare loo qaaday kooxaha dab-damiska iyo gurmadka deg deg ah, sabab...
Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA waxay  shaacisay sawirka nin ay si weyn ugu raadjoogto oo ka tirsan Al shabaab kaasoo lagu magacaabo Yuusuf...
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa Sabtidii sheegay in laba askari oo ka tirsan Kuuriyada Waqooyi ay ku qabteen gobolka Kursk ee Ruushka. Waa markii ugu...
Waxaa saakay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay, dibadbax ay kasoo qeyb galeen boqolaal shacab ah, kaa oo looga soo horjeeday...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan, ayaa maanta ku guuleestay in ay furaan waddooyin muhiim ah oo kuyaalla...
Ciidamada ammaanka dowladda Suuriya, ayaa la sheegay in ay kahor tageen weerar ay kooxda Daacish qorsheeyeen in ay ku qaadaan macbad ay leeyihiin Shiicada dalka...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu shalay booqashadii u horreysay ku tagay muddo sannad ka badan Addis Ababa, tan iyo khilaafkii labada dal ee arrimaha...