Norway ayaa soo bandhigtay Qowmiyadaha qaatay Baasaboorka dalkaasi ee noqday Norwijiyan. Dowlada ayaa sheegtay in 12,500 oo dad ah ay qaateen baasaboorka muwaadinimo sanadkii la...
Sargaal la sheegay in uu katirsanaa Al Shabaab una qaabilsanaa sameynta qaraxyada ayaa isku soo dhiibay ciidanka Milatariga Soomaaliya gaar ahaan Taliska Qeybta 60-aad ee ciidanka...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay Dowlada Qadar in ay cadaw ku tahay Horumarka Somaliland iyo heshiiska ay la galeen Shirkada DP...
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay sii xoogeestay khilaafka ka dhax aloosan Xildhibaanada Baarlamaanka ee labada garab u kala jabay, waxaana xalay ilaa saakay Muqdisho ka socda...