Wargeyska New York Times ee ka soo baxa dalka Mareykanka ayaa sheegay in Aqalka Cad uu qorsheynayo inuu yareeyo ciidamadiisa gaarka ah ee ka howlgala...
Iska horimaad u dhexeeyey ciidamo ka wada tirsan kuwa dowlada Soomaaliya ayaa ka dhacay degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir. Sida wararku sheegayaan iska horimaadkan ayaa...
Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta ka qeybgaley shirka Gudiga Amniga Qaranka ee ka furmey magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur galbeed . Madaxweynaha...
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa magaalada Baydhabo si rasmi ah uga furay shirka Amniga Qaranka ay ka qeyb galayaan Madaxda sare ee...