Ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo ku sugnaa meel ku dhaw daarta Seybiyaano ee degmada Hodan ayaa caawa lagu weeraray bambaanooyin nuuca gacanta laga tuuro ah....
Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku qabtay Khamri aad u tiro badan iyo Xashiish lagu iibinayay qeybo kamid ah...
Diyaarad nuuca Qumaatiga u kaca ay leeyihiin Milatariga dalka Turkiga ayaa lagu soo riday gobolka Afrin ee dalka Siiriya, waxaana diyaaradan gantaal la helay xoogag...
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gebagebeeyey aqoon isweydaarsi ku saabsanaa tayeynta iyo sare u qaadida Manjahyada wax looga barto qaar ka mid ah kuliyadaha Jaamacadda...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay waddo dadaallo ay dib loogu soo celinayso dad Soomaaliyeed ee ku xiran xabsiyadda dalka Liibiya. Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga...