Maxkamad ku taalla dalka Faransiiska ayaa xukuntay hooyo u dhalatay dalkaasi, kadib markii ay biyaha ku hafisay shan caruur ah oo ay dhashay. Haweeneydan ayaa...
Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa u yeeray Afar kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya si wax looga weediiyo xaalad...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Xildhibaano taageersan ayaa Xukuumada Soomaaliya ku eedeeyay in ay ka dambeyso Mooshinka ay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka saxiixeen....
Xildhibaanada Aqalka sare oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa guddi cusub u saaray Weerarkii sanadkii hore ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya ku qaadeen guriga...
Gudoonka Aqalka sare ayaa maanta dalbaday in ciidamo katirsan Midowga Afrika ee AMISOM la geeyo xarunta ay ku shiraan oo kutaala meel ku dhaw xarunta...
Guddiga joogtada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in xarunta Villa Hargeysa ku shiraan go’aana ka gaaraan xiliga codka loo qaadayo mooshinka laga keenay...
Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay magaaladaasi ay ka jirto xiisad ka dhalatay Shaqo joojin maamulka Hirshabelle ku...
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan halka lagu qabanayo kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee lagu horgeenayo mooshinka laga soo gudbiyay Gudoomiyaha Baarlamaanka....
Xildhibaanada Aqalka sare ayaa maanta la filayaa in guddi Senetaro ah in ay u magacaabaan baarista weerarkii Ciidamo katirsan Milatariga Soomaaliya sanadkii hore ku qaadeen ...