Mareykanka oo shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Duqdeyn ka dhacday Ceelbuur
War kasoo baxay Taliska Dowlada Mareykanka ku leedahay Qaarada Afrika ayaa lagu sheegay in duqeyn ka dhacday Duleedka Degmada Ceelbuur lagu dilay dagaalyahano katirsan Al Shabaab....