Sidaan la socono maal mahaan oo kale waddamadda reer galbeedka waxaa ka socda ciid ay ugu mgac dareyn ciida Chrismas Day Cama ciida miilaadiga, midaasi...
Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay banaan bax rabshado watay oo looga soo horjeeday...
Waxay fanaaniin ku heeseen Musiibadu aduunyada ayadaa macalin u ah ,30-kii sanoo u danbeysey isma weydiinayno musiibada aan gacanteena ku samaynay oo nagu habsatey , iyo...
Tiro madaafiic ah ayaa lagu garaacay Xaruna Madaxtootada Soomaaliya oo kutaala Degmada Wardhiigley, waxaana madaafiicdaasi la sheegay in ay ku dhaceen xaafado ku dhaw dhaw...
Kooxo hubeesan oon heebtooda la garan ayaa saakay Degmada Waabari ee gobolka Banaadir waxa ay ku dileen Gudoomiye Laameed Degmadaasi katirsanaa. Sida aan Wararka ku...