Saciid Ciise: “Doorasho qof & Coda waa astaanta ugu sareysa dowlad Dimoqradi ah”
Waxaa farxad iyo raynrayn leh mar haddii ay dalkeena dib uga curanayaan doorashooyin ay dadku ku soo dooranayaan madaxdooda, waxeyna taas ka turjumeysaa awooda dowladnimada...