Dalalka reer galbeedka oo ay ku jiraan ; Ingiriiska , Faransiiska , Jarmalka iyo Australia ayaa ka soo horjeestay qorshaha  Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump...
Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku sugan dalka Jamhuuriyadda Dimqoraadiga ee Congo ayaa Arbacadi shalay sheegay, in ku dhawaad 3,000 oo qof...
Wargeyska Israa’iil ee The Jerusalem Post iyo telefishinnada Israa’iil ee Channel 12 iyo N12 ayaa ku warramay inuu Trump doonayo Falastiiniyiinta uu ka masaafurinayo Qasa...
Warbaahinta Puntland oo telefishinka Puntland Tv uu ku jiro,waxay soo bandhigeen ku dhawaad 50 dagaallamayaal ajaaniib ah in Daacish looga dilay dagaal adag oo waqti...
Wasaarada amniga xukuumada federaalka Somalia ayaa war ka soo saartay dagaaladii saaka ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo kuwaasoo dhexmaray ciidamada DF iyo kuwa...