Deni oo Isbitaalka ku booqday dhaawaca askarta Puntland (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Isbitaalka ku booqday Ciidamada ku soo dhaawacmay hawlgalka Daacish looga sifeynayo buuralayda, Calmiskaad ee Gobolka Bari. Madaxweynaha...