Wasaaradda amniga Somalia ayaa bogaadisay howlgalka ciidamada Puntland ka wadaan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari kaasoo la doonayo in lagu cirib tiro kooxda Daacish oo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa eedayn u jeediyey Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC), isagoo ku eedeeyay inay tallaabo sharci-darro ah ka oogeen Mareykanka iyo...
WAR-SAXAAFADEED Sida aad ka warqabtaan, waxa jirta in Masiibada Dabku ay innagu soo noq-noqoto baryahan dambe, dabkaasi oo inta badan ka dhaca Goobaha ganacsiga, masiibadaa...
Madaxwaynaha Maraykanka lacagihii uu siin jiray dunida inta badan wuu ka joojiyey, halka uu Israa’iil u sii wado gargaarka. Trump hadda wuxuu Congress-ka waydiistay $1...
Waxaa maanta Magaalada Riyadh ee Boqortooyada Saudi Arabia lagu soo gabagabeeyay shir muhiim ah oo u dhexeeyay Hey’adaha Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta...