Markab sirdoon oo uu leeyahay Ruushka ayaa ku gubanaya badda Mediterranean-ka ee ku dhow Suuriya waxaa la arkay markabkan lagu magacaabo Kildin oo uuro iyo...
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa Sabtida maanta ah Tanzania kula kulmya dhiggiisa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo Felix Tshisekedi, iyadoo madaxda gobolku ay ka shirayaan...
Qoraal caawa kasoo baxay guddiga ganacsatada gobolka Banaadir , ayaa lagu shaaciyay in beri oo Sabti ah ay xirnaan doonaan dhammaan ganacsiyada kala duwan ee...
Kanaalka ku yaal xaafad ka tirsan caasimadda Argentina ee Buenos Aires ayay biyihiisu isu beddeleen casaan maalintii Khamiista, taasoo cabsi gelisay dadka deegaanka. Sawirro iyo...
Dowladda Sweden ayaa Jimcaha maanta ah ku dhawaaqday inay soo saari doonto hindise sharciyeed lagu beddelayo xeerarka hubka, laguna xaddidayo helitaanka hubka daran-dooriga ah, kaddib...