NEWS Ciidanka Kumandoska Danab oo weeraray degaanka WayaantaCaydiid AliFebruary 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 20250 Ciidanka Jubbaland iyo kuwa Kumaandooska Gaarka ah ee Danab ayaa si wadajir ah howlgal qorsheysan uga fuliyay deegaanka Wayaanta ee Gobolka Jubbada Hoose halkaasoo ay... Read more
NEWS Heyadda Socdaalka DF oo guddi u saartay dagaalka DaacishCaydiid AliFebruary 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 20250 Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Mudane Mustafa Duhulow ayaa shir guddoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlayay dagaalka lagula jiro kooxaha Daacish... Read more
NEWS Wasaarada shaqada Dowlada Somalia oo amar culus ku soo rogtay..Caydiid AliFebruary 8, 2025February 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 2025February 8, 20250 Wasaarada shaqada & arrimaha bulshada ee Dowlada Somalia ayaa soo saartay amar faraya dhammaan loo shaqeeyayaasha inay goobahooda shaqada iyo shaqaalaha iney si rasmi ah... Read more
NEWS DF oo soo saartay digniin la xiriirta Al-Shabaab & DaacishCaydiid AliFebruary 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 20250 Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga Guddaha, Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo maanta shir jaraa’id ku qabtay muqdisho ayaa... Read more
NEWS Xamaas iyo Israel oo mar kale is dhaafsaday Maxaabiis (Sawirro)Caydiid AliFebruary 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 20250 Xamaas ayaa Sabtida maanta ah sii deysay saddex kale oo la haystayaal Israa’iiliyiin ah taasi oo qayb ka ah heshiis xabbad-joojin ah oo aan caga... Read more
NEWS Saciid Ciise: “Difaaca Amniga dalka oo ku soo ururay Isku tashiga Maamul Goboleedyada”Caydiid AliFebruary 8, 2025February 8, 2025 by Caydiid AliFebruary 8, 2025February 8, 20250 Dowladda dhexe ee Soomaaliya ciidankeeda mileteriga ah awoodoodu waxey ku siman tahay iney difaacaan magaalo madaxda Muqdisho iyo labada gobol ee ku hareereysan oo kala... Read more
NEWS Madaxweyne Guudlaawe oo kormeeray laamiyo Jowhar laga dhisayo (Sawirro)Cabdi CadeFebruary 8, 2025 by Cabdi CadeFebruary 8, 20250 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kormeeray laamiyada waa weyn ee laga hirgelinayo magaalada Jowhar Injineerada iyo shaqaallaha dhismaha... Read more
NEWS Wasiir Abuu Mansuur oo ka towbad keenay fikirkii Al ShabaabCabdi CadeFebruary 8, 2025February 8, 2025 by Cabdi CadeFebruary 8, 2025February 8, 20250 Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka, Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo... Read more
NEWS Madaxweyne Xasan oo ka qeyb galay shir aan caadi aheyn oo looga hadlay xaalad taaganCabdi CadeFebruary 8, 2025 by Cabdi CadeFebruary 8, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga ahayn ee Dalladaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) iyo Horumarinta Bulshada... Read more
NEWS Ajaaniib laga shakiyay oo gacanta lagu dhigay iyo baaris ku socotaCabdi CadeFebruary 8, 2025 by Cabdi CadeFebruary 8, 20250 Ciidamada Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah gacanta ku dhigay saddex qof oo ajaanib ah iyo mid Soomaali ah oo lagu tuhmayo... Read more