Sweden oo tallaabooyin hor leh qaadeysa kaddib weerarkii dadka badan lagu dilay
Dowladda Sweden ayaa Jimcaha maanta ah ku dhawaaqday inay soo saari doonto hindise sharciyeed lagu beddelayo xeerarka hubka, laguna xaddidayo helitaanka hubka daran-dooriga ah, kaddib...