Sawirro” Safiirka Falastiin u qaabilsan Soomaaliya oo Muqdisho yimid lana kulmay…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda Falastiin usoo magacowday...