Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa lagu wadaa todobaadkaan iney booqasho shan maalmood qaadaneysa uga bilaabato afar dal oo ku yaalla Qaaradda Afrika. Warkan ayaa...
Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa manta xilka la wareegay ka dib munaasbada ka dhacday magaalada Muqdisho, taasoo ay goob...
Booliska Kenya ayaa ku dhawaaqay baadi goobka Taliye sare iyo afar kale oo la tilmaamay inay Al-shabaab ka tirsan yihiin kuwaasoo lagu eedeeyay inay dhowr...
Doorashada kursi ka banaan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la filayay in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho ayaa kusoo dhamaatay foodo iyo buuq...
Qaraxyo xoogan ayaa gil gilay xalay magaalada Muqdisho, qaraxyadan waxaa ka dhashay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab...