Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday labo Wasiir (Akhriso)
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa xilalka ka qaaday:- Mudane Saadaq Muqtar Cabdulle, Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dastuurka iyo Federalka Dowladda Hirshabeelle. 2....