Wasiir lagu eedeeyay kufsiga gabar 16 sanno jir aheyd oo shaqada laga eryay
Madaxweynaha Namibia, Netumbo Nandi-Ndaitwah, ayaa shaqada ka eriday wasiirkii beeraha, Mac-Albert Hengari, ka dib eedeymo culus oo ku saabsan kufsiga gabar 16 jir ah, dhacdo...