Wasiirro ka shiray dagaalka ka dhanka ah kooxda Al Shabaab
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada kaas oo diirada lagu saaray arrimo dhowr ah. Wasiirka Wasaaradda...