Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa agabkoodii muhiimka ahaa ee u yaalay magaalada Muqdisho bilawday in ay ku rartaan Markab weyn oo maalmahan ku xirnaa Dekadda magaalada...
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa in ka badan mudo isbuuc ah ku sugan Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo magaaladaasi u tagay...
Asbuuc kadib is casilaadii Gudoomiye Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shalay la magacaabay Guddi qaban-qaabo oo la filayo in ay Asbuuc kale ku dhameeyaan doorashada...
Bandhig cusub oo la magac baxay (Usbuuca Injineerka) ayaa shalay ka furmay xarunta Kambaska Dr. Shahiid ee Jaamacadda Benadir oo ku yaalla degaanka Garasbaaley ee...