Mooshin Xil ka qaadis ah oo goordhaw laga gudbiyay Madaxweynaha Galmudug
Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug oo goordhaw Shir xasaasi ah ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa waxa ay diyaariyeen mooshin ka dhan ah Madaxweynaha maamulkaasi Axmed...