Xarakada Al Shabaab ayaa ka hadashay war dhawaan kasoo baxay dowlada Itoobiya oo sheegayay in duqeyn diyaaradeed ay ka fuliyeen gudaha Soomaaliya ku dileen 70...
Shirkadda cabitaannada sameysa ee Coca-Cola oo si weyn loogu yaqaano sameynta cabitaanno ay ku jiraan maaddada Caffeine-ta ayaa haatan u muuqanaysa inay doonayso inay tijaabiso...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Galmudug oo kulan ku yeeshay saaka magaaladda Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ayaa kalsoonidda kala laabtay Madaxweyne ku xigeenkii Galmudug Maxamed Xaashi...
Qoraal goor dhow ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ayaa mar kale eedeyn loogu jeediyay dowladda Sooomaaliya ay oo sheegeen inay maamulka Galmudug faragelin...