Maxay ahaayeen labada nin ee ciidanka NISA ku soo xireen howlgal ka dhacay Muqdisho?
Hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa shaacisey in howlgal laga sameeyey Muqdisho lagu qabtay Xubno sare oo ka tirsan Al-Shabaab. Sida lagu faafiyey Bogga...