Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Towfiiq ka dhacday fal dad badan argagax ku beeray, kadib markii xaafadaasi lagu dilay nin dadka deegaanka kamid...
Golaha wasiirrada xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku oggolaadeen in dawladda Soomaaliya ay qayb ka noqoto Axdiga...
Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey in la qabanayo doorasho lagu buuxinayo kursi ka banaan Golaha shacabka oo deegaan doorashadiisa tahay Puntland. Xildhibaan...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in ciidamo u dirto dalka Koonfur Sudan, si ay gacan uga gaysato ammaanka, una xoojiso nabadda dalkaas....
Ciidamo ka wada ka tirsan maamul goboleedka Galmudug oo kala taabacsan madaxda iskhilaafasan ee maamulkaasi ayaa xalay ku dagaalamay duleedka Magaalada Cadaado. Sida warku sheegayo...