R/Wasaare Khayre oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Aden Hassan Aden (Daawo Sawirada)
Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowlada Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Aden Hassan Aden. Ra’iisul wasaare Xasan...