Saciid Ciise: “Gogosha uu ku baaqay Xasan Shiikh ma soo kordhineyso..”
Waxaa soo dhoweyn mudan kulanka Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamud iyo kuwa ah siyaasiyiinta dhaliilsan hogaamintiisa dowladda dhexe, waxeyna tilaabadaas ay labada dhinac ay...