War Saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyadda Turkiga ayaa lagu soo bandhigay arrimaha ay ka wada-hadleen madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku jooga Ankara iyo Madaxweynaha...
Wasiirkii Gaashaandhiga Somalia ee 10 cisho ka hor xilka laga qaaday ayaa xalay ka soo muuqday kulankii ay magaalada Ankara ku yeesheen Madaxweynaha Somalia Xassan...
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ka guddoontay Midowga Afrika shixnad milatari oo u muuqda kuwo horey loo soo isticmaalay Qalabka oo ay...
Gudoomiyihii Waaxda Xalane oo ka tirsan degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Marxuum Abdullahi Sheekh Axmed ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho. Faahfaahin lagama hayo qaabka...
Booliska Soomaaliya ayaa baadi goobaya askari ka tirsanaa ciidankaas oo baxsaday ka dib markii lagu eedeeyey dambiyo kala duwan, waxaana la baahiyey sawirkiisa. “Taliska Ciidanka...
Shaqaalaha Machadka tababarka Macalimiinta ee hoos taga Wasaarada Waxbarashada Somalia ayaa ka cabanaya mushahar la’aan saameysay afartii bilood ee u dambeysay Xubno ka tirsan Macalimiinta...
TPLF oo ka jawaabtay baaqii Raisil Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ee magacaabista Madaxweynaha ku-meel-gaarka ah ee maamulka  Tigray Abiy Ahmed ayaa la wadaagay shacabka Tigray...