Gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamanka Somalia Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa diiday inuu qabto mooshin ay soo gudbiyeen senataro ka tirsan golahaas Senator Cabdiweli Ibrahim Aden...
Xaflad lagu furayey xarunta Shanaad ee Suuqa Hayat Mall ayaa lagu qabtey Xarunta Suuqaas oo ku taalla xaafada Cali Kamiin degmada Warta Nabada ee Magaalada...
Sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee Reuters oo xiganaysa wasaaradda maaliyadda Lubnaan; Maamulka amniga ee garoonka diyaaradaha caasimadda Beyruut ee dalka Lubnaan ayaa Jimcihii...
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle , ayaa sheegaya in xubno badan oo katirsan dagaalyahannada Al Shabaab oo wata gaadiid dagaal lagu...
Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo wareysi bixiyay ayaa ku eedeeyay dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh in ay tahay shirkad ku shaqaysa caqliyaddii qabiilka...
Weligay ma arag kulan sidan oo kale ah oo ka dhacaya xafiiska Oval ee madaxweynaha Mareykanka. Xaqiiqdii waxaan soo billaabay inan la socdo kullamada ka...