(Daawo Sawirro) Sida Abiy ahmed loogu soo dhoweeyey Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimoquraadiga Itoobiya Mudane...