Guddoomiye Xuseen “Waxaa naga go’an in shacabka guryahooda loogu geeyo Dawladnimada” (Daawo Sawirro)
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Benaadir Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa maanta ka dhagax-dhigay Xafiiska Adeegga ee degmada Xamar-Weyne, si shacabka loogu dhaweeyo...