Guddiga qaran ee Gurmadka Fatahaadaha ayaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay gaarsiiyeen gargaar lacageed oo ay ugu tala galeen in...
Barta ay bulshadu ku xiriirto ee Facebook ayaa dadka waydiisanaysa sawirro ay qaawan yihiin, si ay isugu daydo in ay ka hortagto dadka aargoosi ahaan...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,...
Booliska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeen. Saraakiisha ayaa sheegay in...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war cad ka soo saartay shilkii maalin ka hor ka dhacday Koontaroolka Ciidanka NISA ku leeyihiin agagaarka KM-0,...
Nin Ruush ah ayaa wacay wasiirka Arimaha Dibadda ee Britain Boris Johnson isagoo isaga dhigay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Armenia. Ninkaas ayaa la sheegay...
Ciidamada xasilinta ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir kaasoo lagu soo qabtay tiro Mooto Bajaaj ah....