Ciidamada Xasilinta ayaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafado katirsan degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen kooxo hubeesan oo la sheegay in falal...
Iyadoo sanad walba maanta oo kale 31-ka May 2018 ay ku beegan tahay maalinta caalamiga ah ee loo asteeyey joojinta cabista sigaarka ayaa dhaqaatiirta Soomaaliyeed...
War Qoraal ah oo kasoo baxay Maamulka Puntland ayaa si kulul looga hadlay tacadiyo la sheegay in ciidamada maamulka Somaliland ku hayaan shacabka kunool magaalada...
Ciidamo katirsan booliiska dalka Turmenistan ayaa loo xil saaray in waardiye ka noqdaan musqulaha dadka shacabka ah ay adeegsadaan iyo sidoo kale goobaha lagu daadiyo qashinka....