Dil goor dhow ka dhacay afaafka hore ee xarunta Wasaaradda GaashaandhigaCaydiid AliJune 3, 2018 by Caydiid AliJune 3, 20180 Nin darawal ka ahaa gaari caasi ah ayaa goor dhow xiligii afurka ka dib lagu dilay afaafka hore ee xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Somalia oo ku... Read more
Wasiirka amniga Somalia oo garab maray go’aan uu horey u ansixiyey golaha Wasiirada (Akhriso)Caydiid AliJune 3, 2018June 3, 2018 by Caydiid AliJune 3, 2018June 3, 20180 Wasiirka amniga gudaha ee xukuumada Somalia Maxamed Abukar Islow (Ducaale) ayaa dib u habeyn ku sameeyey maamulka Wasaaradiisa, gaar ahaan agaasimayaasha iyo madaxda waaxyaha. Wareegto... Read more
Duqa Muqdisho oo ka degay Magaalada Baydhabo & Xog ku aadan ujeedada safarkiisa (Daawo Sawirro)Caydiid AliJune 3, 2018June 3, 2018 by Caydiid AliJune 3, 2018June 3, 20180 Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed, halkaas... Read more
Somaliland oo garoonkeeda ka celisay Diyaarad ay la socdeen Dhalinyaro laga soo celiyay LiibiyaCabdi CadeJune 3, 2018August 5, 2018 by Cabdi CadeJune 3, 2018August 5, 20180 Maamulka Somaliland ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa shalay u diiday in ay kasoo degto diyaarad magaalada Muqdisho ka qaaday dhalinyaro kasoo jeeday deegaanada Somaliland oo... Read more
Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Baydhabo (Daawo Sawirada)Cabdi CadeJune 3, 2018June 3, 2018 by Cabdi CadeJune 3, 2018June 3, 20180 Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shariif... Read more
Daawo Sawirro: Ciidamada amaanka oo Muqdisho ku qabtay rag burcad ahCabdi CadeJune 3, 2018June 3, 2018 by Cabdi CadeJune 3, 2018June 3, 20180 Ciidamada amaanka ayaa maanta Degmada Hodan ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen labo nin oo la sheegay in ay ahaayeen burcad dhac u geesata... Read more
Itoobiya oo Sameesaneysa Maraakiib dagaal si ay u xoojiso Ciidamadeeda BaddaCabdi CadeJune 3, 2018 by Cabdi CadeJune 3, 20180 Dowlada Itoobiya ayaa qorsheeneysa in ay sameesato Maraakiib dagaal oo loogu tala galay in ay adeegsadaan ciidanadooda Badda, waxaana Itoobiya dooneysaa in ay dhisto ciidamo... Read more
Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Baydhabo (Daawo Sawirada)Cabdi CadeJune 3, 2018June 3, 2018 by Cabdi CadeJune 3, 2018June 3, 20180 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed,... Read more
Dagaalka baraha bulshada ee u dhaxeeya Qatar iyo Xulufada Sacuudiga oo sii xoogeestayCabdi CadeJune 3, 2018 by Cabdi CadeJune 3, 20180 Dagaalka muddada sanadka ah ka dhaxeeya Qatar iyo dalalka Sucuudiga iyo kuwa kale xulufada ah ayaa la’isu adeegsanayaa nooc cusub oo sawaariiq ah : kuwaas... Read more
Bangi qeybiyay xogta dadka Akoonada ku leh iyo Kooxo burcad ah oo ka faa’iideestayCabdi CadeJune 3, 2018 by Cabdi CadeJune 3, 20180 Mid kamid ah Bangiyada waa weyn ee kuyaala dalka UK ayaa waxaa heesata fadeexad kadib markii xogta shaqsiyaad badan oo kamid ah macaamiisha Bangigaasi si... Read more