Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadashay iska hor imaadka u dhaxeeya ciidanka dowlada ee kusoo batay magaalada Muqdisho iyo dilalka ay...
Ururka xasaradaha caalamiga ayaa ka digaya in muranka kharaar ee u dhexeeya dawladaha khaliijka Carabta uu khatar ku yahay oo uu wiiqayo daganaanshaha Soomaaliya. Hadalka...
Xoogag ka tirsan Al-Shabaab ay caawa si nabadgelyo ah kula wareegay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ka dib markii ciidamada dowladda ay isaga baxeen. Goob...
Haweenka Sacuudiga ayaa maanta markii ugu horreysay loo qaybiyay ruqsooyinkii ay baabuurta ku wadi lahaayeen toddobaadyo un ka hor inta laga dul qaadin xayiraddii saarnayd...