Madaxda Qaranka oo ka qeyb gashay Salaad Janaaso oo lagu dukay Marxuun Xildhibaan Axmed Mayow (Daawo Sawirada)
Masjid kuyaala xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaa salaada Janaasada lagula dukaday Allaha u naxariistee Marxuun Xildhibaan Axmed Mayoow Cabdulle (Korneel Ruush) oo shalay galab ku geeriyooday Muqdisho....