Aqoon isweydaarsi looga hadlay sharciga Qaran ee Badbaadada dhirta oo Muqdisho lagu qabtay (Sawirro)
Aqoon-isweydaarsi la xiriiray wadatashiga ansixinta sharciga Qaran ee badbaadada dhirta ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Waxaa Aqoon-isweydaarsigan taabagelintiisa gacan ka geysatay heyadda Qaramada u Midoobay...