Midowga Afrika & EU-da oo si kulul ugu hadlay Weerarkii lagu qaaday xarunta Xalane
Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Somalia oo cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday xarunta AMISOM ee Muqdisho. Ambassador Francisco Madeira ayaa ku tilmaamay...